Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amka12 on February 26, 2016, 08:43:29 AM

Title: Su'aal: Lafa xanuun iyo hur jirka habeenkii?
Post by: Amka12 on February 26, 2016, 08:43:29 AM
As doctors waan idin salaamay marka hore marka xigto waxaan qabaa suaal ah hooyaday oo wadankii jirto ayaa xanuunsan w axaana xanuuno lafaha OK dhan sidoo kale jirka  dhan ayaa habeenkii huraayo oo wayna qandhanaysaa habeenki dhaqatiir badan  baa LA geeeyey wax xanuun oon  gastric ahayn ma qabtid ayey leeyihiin marka walaalayaal waxaan idinka rab aa caawin hadaad IGA caawin kartaan ilaahay qayr badan  ha idin siiyo dhamaantiin
Amiin yaaa Allah,
Title: Re: Su'aal: Lafa xanuun iyo hur jirka habeenkii?
Post by: SomaliDoc on March 03, 2016, 02:06:21 PM
Fadlan maamada hala baaro xanuuanda lafaha, kuwaasoo keeni kara lafa xanuun iyo kor hur sida: roomaatiisamka, riixa iyo kaalsiyam yarida.
Maamada hala qaado dhiigagaan: F.H.G, ESR, RR iyo Calcium + Phosphate