Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xanaf on August 14, 2016, 11:18:39 AM

Title: Su'aal: Geedka loo yaqaan SHARASHA ZALLUUC?
Post by: Xanaf on August 14, 2016, 11:18:39 AM
Asc Dr Mahdi & bahda Somalidoc.
Waxan raba Dr inaad naga jaahil bixiso geedka loo yaqaan SHARASHA ZALLUUC(FERULA HERMONICS)?
mhdsanid.
Title: Re: Su'aal: Geedka loo yaqaan SHARASHA ZALLUUC?
Post by: SomaliDoc on October 13, 2016, 12:55:22 PM
Waa geed ka baxo dhulka "Shaam" khaasatan Lubnaan, falastiin iyo suuriya.
Waxaa loo adeegsadaa xoojinta awooda ragga sida daawooyinka Feegada "Viagra" oo kale, ma ahan daawo dhireed horay loo aqoon jiray, inkastoo baaritaan dhameestiran oo arintaas xaqiijinayso aan weli lahaynin, laakiin waxaa jiro farmashiyayaal ku yaalo wadamadaas oo geedkaas jiridkiisa ka saaro dheecaanka, waxaana loo yaqaanaa Feegada Lubnaan "Lebanon Viagra".