Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Degan Nuur on April 10, 2016, 07:28:36 AM

Title: Su'aal: Lugaha oo i xanuuna qaybta hoose ee socodka
Post by: Degan Nuur on April 10, 2016, 07:28:36 AM
Asc Waxaa i xanuuna mudo labada lugood qaybta hoose ee lagu socdo muddo ayaana dareemaayaa, waxan ka dareemaa daal fara badan
Title: Re: Su'aal: Lugaha oo i xanuuna qaybta hoose ee socodka
Post by: SomaliDoc on April 26, 2016, 03:41:56 PM
Daal faara badan oo laga dareemo lugaha waxyaabo badan ayaa keeni karo oo isugu jiro xanuuno, isbadal jawiga, daawooyinka qaar, caadooyinka xunxun sida sigaar cabista iyo waxyaabo kalo oo badan oo halkaan lagu soo koobi karin, Fadlan la xiriir dhakhtar si laguu wareesto, laguuna wiisiteeyo.