Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Salmaam on August 27, 2016, 01:31:54 PM

Title: Su'aal: Cudurka indha caseeye?
Post by: Salmaam on August 27, 2016, 01:31:54 PM
[[/pre] Asc dr
Dr waxxaa mudo hore la iga helay cudurka indha caseeye ama hypatatis b waxaana la i yiri dawo ma leh qaadna ha cunin
Balwadna waxaan leeyahay qaad iyo sigaar

Marka dr ilaa hada qaadka ma joojin cudurkaan mudo laba sano ka hor ayaa la
Title: Re: Su'aal: Cudurka indha caseeye?
Post by: SomaliDoc on October 16, 2016, 06:09:19 PM
Fadlan daawo video-gaan aan ku faahfaahinayno xanuunka indho-caseeyaha iyo waxyaabaha halista ku ah.
https://www.youtube.com/watch?v=HfLN5PVkF0s (https://www.youtube.com/watch?v=HfLN5PVkF0s)