Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muxya62 on August 28, 2016, 02:54:56 PM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay bidaar yar?
Post by: Muxya62 on August 28, 2016, 02:54:56 PM
asc wr wb
walal waad slmnthyn bahda somdoc.
su,aal ayaan idin weydiinayaa haduu illah idin fahansiiyo iiga soo jswaabo.
waxaan ahay 21 kunool ETH
waxaan isku arkay bidaar yar wakhti hore lkn timuhu Inta bidaarta ah maanan jarijirin.
marka. mardhaw ayaan xiirtay timihii inta Kore aad ayay usii yaraaty inkasto timo yaryar kasoo baxen oo aynan wali aad ubaa,bi,in.
marka timaha iminka waan kagaari karaa ee maxaa xal?
maxaa dawo ah ama nafaqo ah ooo aan ugu hortagi karaa?. waaad slmnthy
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkay bidaar yar?
Post by: SomaliDoc on October 16, 2016, 07:08:38 PM
Marka hore waa muhiim in aad ogaatid bidaartaada nooca ay tahay, ma tii dhaxalka ahayd mise mid cudur uu keenay.
Akhriso qoaalkaan ayaa kuu faahfaahin doono: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5726.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5726.0)