Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaifmuse on September 06, 2017, 01:30:53 PM

Title: Su'aal: Daawadii la isoo qoray wey IGA kala go'day?
Post by: Kaifmuse on September 06, 2017, 01:30:53 PM
Asc dhaqatirta sharafta le emarwalba ino faideya ajir an laso kobi Karin rabbi haidin kasiyo hadi an suasheyda uguda galo dhaqtar ban aday marka waxan kacabanayay infection dhabar xanun calosha qebta hose o ixanuney say dawoyin ayu I qoray anon kala badh garsin dawadi ba safar iso galay dawadi wan iska ilobay ano so diyarsaday bana ka tegay o haben ban safrayay sedex isbuc ayan maqna waxana daremayay dhabar xanun ki hore kadaran waxan is iri army tahay dawadi Adan dhameys tiran adu 10malin ba dhabarka iyo warega leyga hayay kadib wan ronaday ilaah mahadi wan so labtay dhaqtarkina wan kabaqaya o adbu u qeylo badan yahay marka maxa ila gudbon ma dawadi ayn inti kale kadaba  geya on dhameysta mise wan so bilaba dawada an ladhamey sanina dhib miyey ikeni karta dhaqtar talo ayn ka sugaya insha allaah
Title: Re: Dawadii laiso qoray wey IGA kala go.day talo
Post by: CilmiSabca on September 06, 2017, 10:28:03 PM
Waxaa muhiim ah in aad marka hore Dhakhtarkaaga la xiriirtid, (ha ka walwalin in uu kugu qeyliyo) u sheeg Dhakhtarka in aad safar gashay iyo muddadii aad safarka ku maqneyd iyo sidii aad daawada u qaadatay, kala tashato daawada aad haysid oo u faahfaahi xaaladdaada.
Tus Dhakhtarka daawada kuu soo hartay si uu u go'aan uga qaato.
Waxaa laga yaabaa in uu dhakhtarku daawada wax ka badalo.
Linkigaan ka akhriso dhabar xanuunka:-
http://bitly.com/2vMqSMF (http://bitly.com/2vMqSMF)

Caafimaad ayaan kuu rajeynayaa.