Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Caaqil on December 26, 2010, 09:46:19 PM
-
Asalama alaikum warahmatulahi wabarakatuhu .
Waxaan salaan qaaliya ku salaamayaa dhakhaatiirta iyo qolooyinka website kan hawlahan faraha badan ka wada. bacda salaan
Walaal waxaan rabaa inaan idin waydiiyo su'aal ah anigu hore waan u kacsan jirey waliba kacsigu aad buu iigu badnaa laakiin hada xataa hadaan shay lagu kacsado arko ma awoodo ilaa iyo wakhti dambe oo aan diriqi ku kacsaday maahane waxase jirta markaan haweeney taabto markaas inaan kacso waa macquul laakiinse hadaanaan markiiba hawshaas gelin kacsigu ma sii jiraayo maxaa dhacay maxaase daawo ii noqon kara kacsigu se ma ii soo laaban karaa idinka illaahay mise ma helaayaa daawo ama wax dabiici ah oo kacsigaygii ii soo celiya iiga soo jawaaba walaalayaal ,
-
Su'aashaada jawaabteeda waxaad ka heli kartaa qoraalkaan hoose
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0)