Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Diihaal Guuto on February 26, 2016, 11:02:53 AM

Title: Su'aal: Ilkaha qasan?
Post by: Diihaal Guuto on February 26, 2016, 11:02:53 AM
Asalaamu Caleykum.
Ilaahay ayaa mahad oo dhan iska kaleh.
Sido kale waxan umahad celin dhakhtarka Howshaan muhiimka ah noohaya.
Su"aasheyda hadaan ugudbo,
Waxaa iska keyqasan ilkaha qeybtooda hoose oo aan simneyn.
Arintaas sidee ugu haboon oo u xalin karaa maxase talaa oo isiin lahayd Dr
Title: Re: Su'aal: Ilkaha qasan?
Post by: SomaliDoc on March 03, 2016, 02:08:57 PM
Ka akrhriso halkaan qoraal ku saabsan arrintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4288.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4288.0.html)