Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdihadi on December 20, 2014, 04:30:26 PM

Title: English somali medical Dictionary
Post by: Abdihadi on December 20, 2014, 04:30:26 PM
Asc.Dr waa kusalamay marka hore Aaad baana umahadsantahy ,waxaan rabaa inaan kuwaydiiyo sual taas oo ah 1. majira buug ah  English somali medical dictionary ah 2.hadii uujiro buugaas ma dhamaystiranyahay hada  3.buugaas mayaryahay mise waa buug wayn eraywalba  medical ah oo laturjumay kuqoranyahy 4.buugaas hadii uujiro xagee laga helaa iyo qiimahisa intuu yahy baan rabaa inaan ogaado..?
Title: Re: English somali medical Dictionary
Post by: SomaliDoc on December 20, 2014, 08:09:10 PM
Fadlan, Halkaan ka akhriso warbixinta aad raadinaysid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3348.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3348.0.html)
Title: Re: English somali medical Dictionary
Post by: Abdihadi on December 21, 2014, 01:21:04 PM
Aaad baad umahadsantahay walal sida durbadiiba iigu soo jawaabtay suashayda jazakallah