Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamedxaan on June 18, 2016, 01:05:14 PM
-
asc all doctars waxaan rawaa inaad iga jaahil bixisaan maxaa keeni kara ayaad isleedihiin ninka ragga ah in ay bowdada weynaato ama cajarada korna uu u yaraado mawaxaa keeni kara cuntoo yinka aan isku dheeli tiraneyn
-
Qaabka jirka u koro way kula duwan yihiin bini'aadanka waana wax la xiriiro hidda-wadaha qofka ee ma ahan wax cunno ku xiran, waxay kaloo ku xiran tahay isu-dheellitirka hormoonada qofka.