Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maalik moha on July 06, 2019, 01:27:24 PM

Title: Su'aal: Finanka kaso baxa xabadka?
Post by: Maalik moha on July 06, 2019, 01:27:24 PM
Asc dr sallan kadib iga raali ahaada hadan kuso qoray suasha aan qabo meel qaldan maanta igu horeysa mideeda kle dr waxan rabaa in aad iga faafihiso waxaan qabaa xasasiyad marka waxaana isku arkaa xabadka oo finan iga soo baxaan dhowr bilod kadip mar waxayna watan cuncun saaid ah jirka dhan baa i dibaaxda dhaqtarna waan booqday wuxuu isoo qoray daawo ah ear drops iyo Boomato micolocine la dhahay ayuu isoo qoray xogaha wan ku yara bogsoday balse wey igu soo naqnaqdan sidee loo cirib tiri karaa