Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maahir Said on July 07, 2019, 06:27:52 AM

Title: Su'aal: Calool istaag iyo shuban farabadan?
Post by: Maahir Said on July 07, 2019, 06:27:52 AM
Waan salaamayaa dhakhtarka.
Salaan ka dib doctorka waxaan weydiin laha waxaan isku arkey markaan cuno cunto iney caloosha dhawaaq sameyso kadina ay istaagto saxaradan ay igu adkaato ama shuban fara badan isku arko.Cilidaas ma ikfeshin baa mise waa dheefahiid xumo.
Mahadsanid.