Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on November 16, 2017, 02:01:06 PM
-
Doc, wan kuslamaya adiga iyo Dhakhaatiirta kale, Doc waxan doonnaya in wax ka ogaado blood group, tusale Hadii Aabahaygu dhiiggisu yahay +O anigan ma Noqon karaa Dhiiggaygu O+?
Een labada waalid keeba ixtimaalka leh in uu dhiigaygu uu raaco, walow Hooyo hadday tahay A+, Aabbo uu yahay O+ keeba raacayaa anigu?
Doc, su'ashan waa ii muhiim in wax ku ogaado kala duwannaasha xagga dhiigga nuucyadisa. Waxan rajaynayaa in aad iga jaahil bixin doonnto. Insh Allh.
-
Linkiyadaan ka akhri:-
Dhiigga Hooyada, Caruurta + Aabaha
https://goo.gl/oxPSnG
Dhiigga Hooyada + baby
https://goo.gl/BJJnHP
Su'aalo dheeraad ah:
Ku soo dir:-
Halkaan (http://bit.ly/2fhsR0N)