Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed tilmaame on July 21, 2018, 11:19:25 AM

Title: Su'aal: dhiig badnida ma keenaa hurdo badan?
Post by: Ahmed tilmaame on July 21, 2018, 11:19:25 AM
Salaanta islaamka kadib .
Waxa aan isku arkay Hurdo badan maxaa sababa mida kale dhiiga oo bataa ma sababaa Hurdo badni?
Title: Re: Su'aal: dhiig badnida ma keenaa hurdo badan?
Post by: SomaliDoc on January 13, 2019, 10:11:45 AM
Halkaan ka akhriso waxyaabaha keeno hurdo badnida: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4151.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4151.0)