Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur12 on July 29, 2011, 09:51:27 AM
-
waad salaamantihiin dhamaan dhaqaatiirta sharaftaleh ee webkan
iyo aqyaartuba waxaan qabaa suaal tan oo ah haad isticimaasho cadar oo aad isugu badiso muxuu u geysan ka raa maqaarka sida alarjig cun cun qawed iwm maqaarka ma u geeysan karaa maadaama uu yahay kiimico
WAAD MAHADSANTIHIIN
-
Dadka qaar catarka waxay ku leeyihiin xasaasiyad oo haddii ay isticmaalaan way ku xajiimoodaan korkane wuu bararaa, haddii aad isku aragtid calaamadahaas iska jooji isticmaalkiisa sidoo kale barafuunnada waa noocaas oo kale.
Laakin lama sheegin weli catar sidiisa xanuun gooni ah u keena maqaarka ama dhib kalaba.