Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saneeti on February 11, 2019, 11:08:01 AM

Title: Su'aal: Lugo xanuun jilbaha laabata seedaha?
Post by: Saneeti on February 11, 2019, 11:08:01 AM
asc dr waad ku mahadsan tihin sida wngsn oo aad bulashada ugu shaqeeyneeysaan
hooyadeeyda ayaa in mudo ah ka cawaneeyso xanuun dhanka seeedaha wiliba jiblaha meesha laa laabatada ah seedaha ku yaalo  dhowr jeer ayaa dhaqtar loo keeyey daawooyina waa loo soo qoray is badalna ma keenin maalmo yar ayey ku fiicnaaneeysaa kadib halkoodii  ayey ka bilaabanayaan xanuunka dadka waxeey dhaheen wax ku haayo waa riiq  in lugu is istaago ayaa rabtaa cml waan lugu is istaagay lkn wax is badal ah ma keenin hadana waxaa la dhahay wax ku haayo waaa dabeel  hada waxee qadaneeysaa dawada dabeesha dawadii markii ay bilaawday intii hore oo ay dhameysay labada lugood ayaa saaid u bararay oo xanuun saaid ah ayey ku qabteen markii la wacay qolada daawada siisay oo war bixintii loo kudbiyey waxeey dhaheen dabeesha ayaaa baxeeyso ee dawo kale ku darso si aay wada baxdo calamada lugu garto waaye markii aay dabeesha baxeeyso sidaas ayey u bararaaan lugaha  mar warkaas maxaaa ka jiro dabeesha wax jiro miyaaa mise wa wax qoraafaad ah dr
Title: Re: Su'aal: Lugo xanuun jilbaha laabata seedaha?
Post by: SomaliDoc on November 10, 2019, 12:16:05 PM
Xanuunka maamada haayo wuxuu iila egyahay "osteoarthritis", waana midka bulshada u taqano riixa ama tufta, wuxuu la bararayo ma ahan hawo gashay ee qoraalkaan akhriso isagaa kuu faahfaahin doono cilladaan iyo siyaabaha loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2190.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2190.0)