Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bashka2 on August 06, 2015, 06:29:34 PM

Title: Su'aal: Ilma sadax bil ayaa leega soo xaaqay?
Post by: Bashka2 on August 06, 2015, 06:29:34 PM
asc waa kusalaamay dhaqtar ilma sadax bil ayaa leega sooxaaqay kadib marki leega sooxaaqay kadib maalinta dhiig igu danbeesay kaliyah waxaa arkaa kaadida xinjir sooraaceeso kadib dhaqtarka igu dhahay ugxaantada dhanka midig aya kaaga jiro biyo iyo barar cumbutar aya leesaray jwabta sugaya marka waxa kuweedinaya xinjityan ilaa maalinti ilmaha leega sooxaaqay oo laga joogo bil 20 bari kaadida sooraacesa waa socota markasto awal sooraaci jirtay hada halmar aye sooraacesa marka xinjirta iska socota walwal igu dishay maxee tahay dhaqtar jawab
Title: Re: Su'aal: Ilma sadax bil ayaa leega soo xaaqay?
Post by: SomaliDoc on August 09, 2015, 01:02:07 AM
Xinjirta halkee ka socotaa ma farjiga gudahiisa ayay ka soo baxaysaa mise kaadida ayay la socotaa oo kaadiheesta ayay ka imaanaysaa?
Warbixintaada ma kala caddo ee waadixi...