Recent Posts

Pages: [1] 2 3 ... 10
1
SD Support and Suggestions / Re: Afqalaylka
« Last post by SomaliDoc_ on July 25, 2024, 08:06:55 PM »
2
SD Support and Suggestions / Afqalaylka
« Last post by Abubakar Adan on July 23, 2024, 07:27:58 PM »
Waxaan in mudo ah ladhibanahay afqalayl candhuufta afka oo igu yar iyo bishimaha oo iqalala qolofna iga kacdo
3
Other Medical Careers / Super Сasual Dating - Verified Maidens
« Last post by Gantaal on July 09, 2024, 01:22:08 PM »
Break free from traditional dating norms and embrace the best in casual connections.
Genuine Females
Prime casual Dating
6
SD Support and Suggestions / Girls from your town for night
« Last post by Gantaal on June 17, 2024, 07:24:24 PM »
7
SD Support and Suggestions / Exemplary Сasual Dating - Verified Maidens
« Last post by Abdelgwad on June 14, 2024, 09:15:40 AM »
Connect casually with like-minded individuals on the ultimate dating platform.
Live Women
Unsurpassed casual Dating
8
Qaybta Su'aalaha / Re: Xanuunka qorta, dhabarka, dhagaha
« Last post by SomaliDoc_ on May 14, 2024, 07:34:18 PM »
9
Qaybta Su'aalaha / Xanuunka qorta, dhabarka, dhagaha
« Last post by Sahnuunyar on May 06, 2024, 03:43:38 AM »
Asc dhaqatirta sharafta leh. Waxaa ihaya xanuun iga soo bilowday qoorta subax aan huradada kaso toosay. Qorta aya idhibeysay in aan dhinacyada u jeedsado. Kadib waxaa dhacday in garbaha ixanuunaan gacanta bidix tabaryareyso kadib dhaga xanuun aya igu bilowday oo waxaad moda in cadaadis iga saranyihiin dhagaha oo waxa iga dhex qeylinaya dhawaqa (kobo jaanka) ama cida wariiqa waliba marka aan jogo qol shanqar la'aan ah. Madaxa qeybaha indhaha kor kooda ama qeybaha dhanbe waxaa iga kacaya maanso. Xanuunkii waxa uu kusii fiday qeybta dhabarka danbe ila iyo barida bowdada labada dhinac. Indhaha waxaad moda in leyga soo cadaadinayo. Lugaha murqadaha qilibka ka hooseya wey i xanuunayaan oo waxaad moda in culeys leyga saaray. Dhagaha kuleyl habeenkii weyna igaduutaan. Cajis iyo niyad jab guud. Ilaha cafimadka bixiye ila taliya dhaqtar neurologist ah waan aday waxba waa leyga wayay, waxaan aday chiropractic 6 isbuuc ah. Please ila taliya  :'(
10
Qaybta Su'aalaha / Re: Suaal
« Last post by SomaliDoc_ on March 31, 2024, 11:20:55 PM »
Pages: [1] 2 3 ... 10