Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibra Aadam on January 29, 2017, 11:42:07 PM

Title: Su'aal: Ma jiraa cudur la dhaho Kaduudshe?
Post by: Ibra Aadam on January 29, 2017, 11:42:07 PM
Asc doc wxn rabay Inan ku weydiyo inuu jiro cudur la dhaho kuduudshaha amaba wa Maxay cudurka kuduudshaha .
Doc wxn maqli jirey Wuxu cudurkasi ku dhaca xoolaha hadana dadka .
Bal doc noo faahfaahi .
MAHADSANID
Title: Re: Su'aal: Ma jiraa cudur la dhaho Kaduudshe?
Post by: SomaliDoc on May 05, 2017, 07:25:12 PM
Haddii aad ula jeedid xanuunka loo yaqaano "kudka" oo xoolaha ku dhici jiray, hadane dadka ku dhaco warbixintiisa ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1362.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1362.0)

Haddii aad ka wadidine xanuunka kaduudiyaha oo dhawaantaan dhulalka soomaalida ku dhacay, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6618.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6618.0)