Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sayidcali on February 13, 2019, 04:37:11 PM

Title: Su'aal: Waxaan qabaa xanuunka neerfaha?
Post by: Sayidcali on February 13, 2019, 04:37:11 PM
Waan idin Salaamay Waxaan jeclaan lahaa inaan idin Weydiiyo Waxaan Qabaa Xanuunka Neerfaha Markastoo Neerfaha laiga qabtana Matag ayaa Sameeyaa Habeenkii?
Title: Re: Su'aal: Waxaan qabaa xanuunka neerfaha?
Post by: SomaliDoc on November 17, 2019, 12:47:33 PM
Walaal neerfo ma ahan cudur sidiisa u taagan, waa dareensidayaasha jirka, xanuuno badan ayaana ku dhaco ee fadlan dhakhtarka waydii cilladaada neerfaha waa nuucee si talo kugu haboon laguu siiyo, wixii faahfaahin ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5549.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5549.0)