Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Suldan10 on February 15, 2012, 11:14:58 PM
-
sc
marka hore waan idinsalamayaa dhamaantiin, intaa ka dib waxan rabaa in aan waydiyo dr, hadii marka aydin isu galmoonaysaan xaaskaaga uu midkiin biyihiisu daahaan oo kan kale ay biyihiisu hor yimadan, kan kalena ay mar dambe yimaadan xagii uuraysiga gabadha saamayn ma ku yeelanaysaa?
ws
-
Wax saameyn ah kuma lahaan uureynta kala hormarka iyo kala dambaynta biyo baxa lamaanaha.