Somali Medical Forums
General Discussions => New Members => Topic started by: Cabdule on June 20, 2011, 08:07:00 PM
-
asc magacaygu waa xamdi waxaan jooga london waxaan dhaqatarad wey diinayaa waxaan rabaa dhaqtaar ku taqasuusay cudurada dumarka ahana soomali kuna hadlo soo mali fadhiistana london in aad ii sheegtan ciwaankiisa hadaad taqanan a
wabilahi towfiiq
-
Sorry sister, we don't give out addresses for doctors, but if you have questions regarding your condition, we have Obs/Gyn specialists on the website who will be happy to answer them.
Thanks
-
walaal wax aduunkaan mustaxiil ah ma jiraan, hadii aad dadaashid oo raadisid inaad hesho waa laga yaabaa, waan isku dayaa inaan kuu soo raadiyo, hadii aan soo helo waan kuu soo sheegaa insha Allah.I really like to help you,that is why we are all here ,wish you all the best .