Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: C.risaaq on March 18, 2016, 01:43:57 PM

Title: Su'aal: Xiliga an junubo ama aan riyoodo waxa isku arka?
Post by: C.risaaq on March 18, 2016, 01:43:57 PM
asc dr . xiliga an junubo ama aan riyoodo waxa isku arka gusko ixanuuna siba marka kacsi daremo iyo xanuun muruqa ka hooseya xininyaha o an xanuun ka daremo .. sharax iga sii iyo xanuunada ku dhaca
Title: Re: Su'aal: Xiliga an junubo ama aan riyoodo waxa isku arka?
Post by: SomaliDoc on March 26, 2016, 03:07:31 PM
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3483.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3483.0.html)