Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Deeqe Luul on September 15, 2011, 07:06:15 PM

Title: Su'aal ku saabsan caadada?
Post by: Deeqe Luul on September 15, 2011, 07:06:15 PM
asc wr wbr dhamaan bahda saomalidocs,  haan gudo galo suaalsha aaan rabo in ay iga jaahil bixiyaan dhaqaatiirta sharafta nadan.
 waxaa  isku arkay 3 bilood ee u danbaysay in dhiiga caada markuu igu dhaco ay wax dhiig ah iga imaan mudo dhan 2 malin lkn ay waax iga imaado  wasaq yar, markaas kadib uu dhiig imaado laakiin aan badnay markii loo fiirio saan ahaan jiray 3bilood ka hor.
marka waxaa rabaaa in la ii sharaxo sababta keentay,  dhib ma igu noqon kartaa.
waad mahadsan tihiin
Title: Re: Su'aal ku saabsan caadada?
Post by: SomaliDoc on September 20, 2011, 04:33:33 PM
Isbedelka caadada ku dhaco iyo jahwareerkeeda: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html)

Qoraalkaan kalane ka faaideyso: Caado-Xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2154.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2154.0.html)