Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed Sharif on June 18, 2016, 03:33:12 PM
-
hooyaday ayaa waxay leedahay xanuunka glaucoma mudo dheer waxayna qaadataa dawada timilol hadaba doctor hooyo masoomi kartaa maadaamoon uga cabsanay inay sii daciifto aragtida soonka awgiis
-
Warbixinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1410.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1410.0)