Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nin weyn on January 28, 2018, 10:11:44 AM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay qoyaan xubinta?
Post by: Nin weyn on January 28, 2018, 10:11:44 AM
Asc wll waxaan isku arkay biyo iyadoo wax dareen ah jirin la'aan waxaa u sabab ah seego aan badsaday marka maxaad igu la talin lahayd dawadaydu waa maxay

mahadsanid Dr
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkay qoyaan xubinta?
Post by: SomaliDoc on December 11, 2018, 09:13:29 PM
Daawadaadu waa inaad siigada joojisaa, halkaan ka akhriso dhibaatooyinka siigadu keento: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0)