Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ali Muqtar on July 04, 2020, 08:18:08 PM

Title: Su'aal: dhibaato miyaa in aan ahay hyper-sexual?
Post by: Ali Muqtar on July 04, 2020, 08:18:08 PM
Wn idin slmy dhamaan, wna ku mhdsnthn howsha aad u heysaan Somalida, wxn ahay wiil dhalinyaro ah aan guursan lkn leh girlfriend wxna isku arkay inan mar wlbo u baahanahay inan galmo sameyo malinkii laba ama sedex jeer lkn qofteyda kama bixi karto anigana inan ku waasho wx yar aya iiga harsan, heer wxn joogaa xita markan bananka u baxo naag wlbo oon arko inan swrto anigoo la hasaawaya.
marka suaalaheyda ayaa ah:-
1) dhibaato miyaa sex addiction?
2)marki aan sameyneyno kulanka biyaha hore 10-15 mins cml ayey iga imadaan lkn marka xita igama imaadaan biyaha inaa waqti aad u
   bdn oo maskaxdeyda ayn ka maamulaa hdi aan rabo biyo bax wxy igu qadataa saacad ama iyo wx ka bdn. hdba biyaha labaad
   daahidooda dhibaato miyaa mise raga oo idil ayaa sidaa ah? 
3)marka galmada socoto waqti bdn wxn dareema xanuun yar oo xubinteyda ah, lkn howsha wn iska sii wataa ee iyadana dhibaato miyaa
   iiga imaan karta?
4)wxn aqriyey maqaal ah in xubinta raga hdii ay waqti bdn taagnaato iney dhibaato ka imaad karto, anigana waqti bdn ayey taagan thy   
   ee dhibaato miyey leedahay hdii aan waqti bdn taagnaado geedkeyga?
5) mida u dambeysa aniga miyey igu koobanthy wxn oo waali ah dhanka sex addictionka mise dad bdn ayaa ila qaba? daawooyin miyan
   u bahanahay mise waa xaalad laga gudbayo?
aad ayd u mhdsnthn