Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Torayo on November 05, 2016, 08:30:31 AM

Title: Su'aal: Garabka midig ayaa muruq i booday?
Post by: Torayo on November 05, 2016, 08:30:31 AM
4sano ka hor ayaan meel kasoo dhacay garabka midig ayaa muruq i booday oo gadaal maray ilaa gacantii la mooday inay jabtay oo aad bay uqaloocatay, wa la war wareejiyay 2saac ku dhawaad ayan dhibkaas ku jiray kadibna war wareejiski ayuu muruqii ku so laabtay booskiisa.
2sano kadib ayan sidi cml isku arkay anigoo qabeysanayo sidi ayaa liiga baxshay dhakhrat ayan tagay kaniini neurofit la dhaho ayu iso qoray sanad kadib ayay hadana igu so naqatay lkn markan waa jogtay oo malin hadi aanay igalin malinta kale way igashaaa ee maxaa keeno muruqaas boodaayo oo meesha dhan ay god naqanayso hadi an fcnadana caadi naqanaayo???
Title: Re: Su'aal: Garabka midig ayaa muruq i booday?
Post by: SomaliDoc on November 20, 2016, 07:03:39 PM
Arrintaan waxaa loo yaqaanaa "Discolartion", waa garabka oo ku kala wareegto mar walba marka ka dambayso way ka sii badanaysaa sababtane waa seedaha murqaha oo dabcay oo markii aad muruqa giijisiba uu ka baxayo booskiisa, sidaan markay dhacdo waa xaalad qalliin lagu xoojinayo seedaha dabcay si aysan ma kala u kala wareegan, waxaan dhici karta in markii ugu horayso qaab xoog ah loo adeegsaday oo muruqa lagu soo celiya isagoo giigsan oo aan la dabcin, sida caadiga waa la dabciyaa inta qofka la suuxiyo, kadib ayaa si aayar ah loogu soo celiyaa booskiisa, kadibne in muddo ah waxaa laga ilaaliyaa dhaqaaqa oo waa la xiraa.