Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi Axmed on May 08, 2015, 12:21:02 PM

Title: Su'aa: Maxuu sawirka raajada qofka yeeli karaa?
Post by: Abdi Axmed on May 08, 2015, 12:21:02 PM
max uu sawirku qofka yeelikara sawirka x= reyga
Title: Re: Su'aa: Maxuu sawirka raajada qofka yeeli karaa?
Post by: SomaliDoc on May 11, 2015, 01:44:49 PM
Raajada ama sawirka jirka waxyeello jirka uma gaysto haddii aanan muddo dheer oo isku xigxiga shucaaca raajada jirkiisa gaarto, waxyeellada waxay noqon kartaa kansar maqaarka ah inkastoo fursadda in kansar raajada laga qaado ay aad u yartahay, u baahnaanshaha raajada uu takhtarka kuu dirayo iyo inta jeer lagu saarayo isagaa kuu xaddidi doono waana lagu kala duawanaan karaa.
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan raajada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1841.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1841.0.html)