Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaamac1122 on April 19, 2017, 08:21:56 PM
-
Qofka beerka laga hayo hade u qayliyo ma dhibtaa
-
Dad badan baa aaminsan in bog xanuunku ay tahay beer xanuun, laakiin sida saxda ah beerku wuxuu ku aadan yahay feeraha midig hoostooda iyo meesha ay caloosha iska galaan, in qayladu ay ku dhibtane waxay ku xiran tahay xanuunka beerka kaa haayo nuuca uu yahay, hadduu cagaarshow uu yahay wax dhib ah kuu keeni maayo, hadduu barar jiro ama nabar ku yaallo markaad qayliso wuu ku xanuuni karaa.