Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirizak on May 22, 2012, 10:39:35 AM
-
Asc, Dr:
Salaan kadib hadii qofka bani'aadanka ahi uu isku dayo inuusan cunin Cabin wax sonkor ku jirto ama asal ahaan ka soo jeeda, sida
Baastada, Qaraha, TImirta, Malabka,Baradhada, Cabitaananda qaarkood iyo waliba Shaaha iwm.
Maxay tahay hadaba faa''iidad ku jirta hadii uu qof uusan isticmaalin Maado sonkor ka soo jeeda asalkeedo,
Dhibaato se maku keeni kartaa arintaas awgeed.
-
Jirka wuxuu u baahanyahay cunno oo energy uu ka helo, sonkortane waa noocyo badan tahay sida ay cuntada ugu jirtane way kala duwan tahay waxay noqon kartaa qaab: Succrose, Fractose, Glucose, Glactose .. etc
Haddii jirka uu ka helayo cunnooyinka kale carbohydrate ku filan oo qaab sonkorta cad ee cuntada lagu darsado ahayn wax dhib jirka uma keeneyso in sonkorta la iska joojiyo.