Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaltuun on October 31, 2016, 11:34:27 PM

Title: Su'aal: Dhakada ayaa i shanqarto?
Post by: Kaltuun on October 31, 2016, 11:34:27 PM
bismilaah su asha qabaa waxay tahy dr madaxa ayaa marmar waxaa halka dhakada ah iga sanqara wax aa moodo bac camal in lga sanqarinayo waliba markaa daalanahy aan shaqo badan qabto xataa dareenka iga taga inaan riyo ku jiraa moodaa hadalkyga xataa ma maqlayo hadase waxaa isku arkay inaan dhibsado hadalka dadka qofkii wax iwaydiiya si caro leh ban ugu jawaabaya marka maxay noqon kartaa arinkaas wll ilaahay khyr ha idiin siiyo igasoo jawaba.
Title: Re: Su'aal: Dhakada ayaa i shanqarto?
Post by: SomaliDoc on November 04, 2016, 06:50:59 PM
Ma waxaad isku aragtaa markaad sii seexan rabto iyo markaa huradada ka soo toostid? Mise wax xiriir ah lama lahan hurdada?
Ma qabtaa xanuunka dhiig-karka? ama Xanuunka stress-ka? ama cillado kale oo aad daawo u qaadatid ama aad isku ogtahay?
Title: Re: Su'aal: Dhakada ayaa i shanqarto?
Post by: Kaltuun on November 04, 2016, 10:15:13 PM
maya hurdada wax xiriira lama laha w
aa maalinkii camal markaan shaqo badan qabto nadiifinta guriga oo kaleeto dictore dhiikarna iskuma ogi daawana ma qaato wali arinkan dhaqtar kalama sheekaysan
Title: Re: Su'aal: Dhakada ayaa i shanqarto?
Post by: SomaliDoc on November 20, 2016, 07:07:16 PM
Fadlan la xiriir dhakhtar si laguu waraysto laguuna wiisiteeyo maadaama aadan weli dhakhtar la xiriirin.