Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Somali_Nabad on January 13, 2020, 08:23:26 PM

Title: Su'aal: Way nuujisaa, uur ma qaadaysaa?
Post by: Somali_Nabad on January 13, 2020, 08:23:26 PM
Su'aashaydu waxa weeye: gabadhu iyadoo ilmo nuujinaysa hadana dhiiga joogto u helaysa inay uur qaadi waydo ma cilad baa la odhan karaa mise naasnuujinta ayaa uurqaadista u diidaysa cilmi ahaan inta la ogyahay?.