41
Qaybta Su'aalaha / Re: Xaniinta
« Last post by Macanecabdi on June 06, 2022, 08:07:33 PM »Dr waxa I xanuunta xiniinta bidix wayna I bararsantahay, 5bilood ka hor ayan daawo dhamaystay la ii siiyay infection darteeed(UTI),.UTI dii wan ka bogsaday balse xiniinta aya barar I bilaabay,siiba ta bidix labo dhaktar o kale ayan tagay waxayna I dheheen wa epidydimo-orchitis kaso keenay hada scrotal sac(minimal hydrocele) kiniino kala duwan(antibiotics) ayaa la I qoray waxna igana tarin....
Marka Dr bal maxaan sameeya jazaakalhu khyran
...(way I barasantahy,taabahsadana way ku damqata, mararka qaar labada xininyood way kala dheeradan, )