Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Barow on February 29, 2016, 08:26:15 PM

Title: Su'aal: Faa'iidada ALLE ku abuuray Qaraha ama Xabxabka?
Post by: Barow on February 29, 2016, 08:26:15 PM
ASC Dre waxaa rabaa inan ogaado Faa'iidada ALLE ku abuuray Qaraha  ama Xabxabka?
waxa yabaha laga helo iyo waxa u so kordhiyo  oo Dadka ALLE ka fahansiiyay ay ka ogadeen
Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Faa'iidada ALLE ku abuuray Qaraha ama Xabxabka?
Post by: SomaliDoc on March 09, 2016, 01:06:03 PM
Horay ayaan uga hadalnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5841.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5841.0.html)