Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Salaado cali on May 12, 2017, 11:12:13 AM

Title: Su'aal: Cidida salkeeda oo bukoota?
Post by: Salaado cali on May 12, 2017, 11:12:13 AM
Asc Dr Qeyar Allah idin siiyo suaashayda waxay tahay
Farah gacanta midig salka cidiyah ayaa waxaa IGA gaaratay salid kulul  ka dib waxay barareen malaxa ayeyey yeesheeen waxaa laga joogaa afar sano  wilina ma reeesan cididi way is badashay bararkii waa saaranyahay
Dharka markaan dhaqo oo kale malxa ayaa gasho walina dhaqtar ma tusin gacantana way I daqnanaysaa marks maxaad iigula talin lahayt
Title: Re: Su'aal: Cidida salkeeda oo bukoota?
Post by: SomaliDoc on January 24, 2018, 08:11:40 PM
Afar sano way badan tahay, inay mar hore raysato ayaa la rabay haddii aadan qabin xanuun u diidayo raysashada sida macaanka ama xanuunada neerfaha ee faraha ku dhaca, fadlan dhakhtar la xiriir, haddii kale sawirrada farahaaga noogu soo dir qeybta farriimaha ee boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/ (https://www.facebook.com/HealthySomalia/)
Title: Re: Su'aal: Cidida salkeeda oo bukoota?
Post by: Salaado cali on February 14, 2018, 02:00:33 PM
Shukuran Dr waan aadi dr