Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zamirbazak on August 18, 2018, 04:59:50 PM

Title: Su'aal: Galmada iyo miisaanka?
Post by: Zamirbazak on August 18, 2018, 04:59:50 PM
Dhamaan Doctors waan salaamayaa

suaashaydu waxay tahay xidhiidhka ka dhaxeeya Galamada iyo miisaanka  qofka oo kordha marka uu guursado ka dib ?
Title: Re: Su'aal: Galmada iyo miisaanka?
Post by: SomaliDoc on January 16, 2019, 01:55:19 PM
Su'aashaada mid la mid ah ayaan horay uga jawaabnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7557.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7557.0)