Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gantaal on September 16, 2019, 12:16:09 AM

Title: Su'aal: Cabsi iyo welwel la soo dirsay hooyo?
Post by: Gantaal on September 16, 2019, 12:16:09 AM
Asalaamu calaykum
Su aashaydu waxaa weeye hooyaday oo waa yeel ah ayaa waxaa la soo darsay cabsi dadkii daryeela hayay ee ay iyadu dhashay in ay tidhaahdo way iqalan hayaan marka faddan igucaawiya  cilmiga illahi idin baray allaha idin barakeeyee