Somali Medical Forums

General Discussions => Feel Free Here => Topic started by: Dr.Habiib on November 05, 2011, 08:16:55 PM

Title: EID MUBARAK
Post by: Dr.Habiib on November 05, 2011, 08:16:55 PM
                       EID  MUBARAK


CIID WANAAGSAN SANADKAAN  SANADKIIS ALLA HA NAGU GAARSIIYO BASH BASH IYO BARWAAQA IYO WADANKA OO AMAAN AH.
Title: Re: EID MUBARAK
Post by: CilmiSabca on November 05, 2011, 09:39:35 PM
Aamiin aamiin aamin. Ciid wanaagsan dhamaan xubnaha webka, martida, dhakhaatiirta iyo guud ahaan ummadda Islaamka ee caalamka iyo gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed. CIID WANAAAAAAAGSAN Kulli caam wa antum bil kheyr.
Title: Re: EID MUBARAK
Post by: Admin on November 05, 2011, 11:02:49 PM
Waxaan dhamaan xubnaha SomaliDoc leeyahay meel kasta ay joogaan "CIID WANAAGSAN OO WACAN"

Sanadkaan sanadkiisa allaha nagu gaarsiiyo bashabash iyo barwaaqo.