Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayow on January 16, 2016, 12:22:30 AM

Title: Su'aal: waxaan xabadka ka dareemaa in lafta ay jaban tahay?
Post by: Ayow on January 16, 2016, 12:22:30 AM
asc SOMALIDOC magacayga wa Ak waxaan idin waydinlahaa suashan so socoto
qiyasti wixi kadanbeyay 2012 waxaan xabadka qaas ahan sternum ka halka ay feeraha kaga dhagan kadaremaaa sida inay jabantahay okale lkn xanuun malahan hadaan xabadka kala bixiyo waxan darema jucasho ama dhawaq oo ah halka mesha kor kuxusay kadibna malinba malinta kadanbesana waa siyada markastana majucdo oo waa marar gar ah qabow ama kulel wixi lagu jiro haben iyo malin galab iyo subax lkn marki aan aniga dorbido inaan dhawaqas ka keno ma jucanayo beryahan waxan isku arkay inaan la labo daremo/yalaalugo kadib markay jucato ama dhawaqdo  waxaa kaloo jiro habeen neefta aan kor ujiidi wayay  ilaa mudo 10ilaa15 second oo hadan isku dayo inaan nefsado aan xanun kadaremayay dhanka bidix marka wll yal ila taliya mawaxan utaga dhaqtar feera ama wadnaha . da'dayda waa 22 jir single malihi balwadaha sida qaad sigar iyo qamri  wax cuduro chronic ahna malihi oo laxiriir feeraha iyo wadnaha.?
Title: Re: Su'aal: waxaan xabadka ka dareemaa in lafta ay jaban tahay?
Post by: SomaliDoc on January 21, 2016, 02:08:42 PM
Fadlan u tag marka hore dhakhtar guud si loo kala ogaado xanuunkaaga kadib isagaa kuu xawili doono dhakhtarkuu u baahdo.