Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Juri on January 25, 2016, 05:53:40 PM

Title: Su'aal: Kuusni ay yelato feedhaha dushooda?
Post by: Juri on January 25, 2016, 05:53:40 PM
asalamu calaykum ugu horeyn wan salamaya dhakhatirta bogan kabacdi waxan wadiin laha dhakhtarka waxa dhawaan isku arkey feedhaha bidix dushooda wax yar oo kuusan marka waxan wadiin laha dhakhtarka side lagu baadhi karaa waxa u yahay kuusinadani qalab nooceya ,se dhakhtar feildkisu maxay yahy aya loola tagi karaa ?
Title: Re: Su'aal: Kuusni ay yelato feedhaha dushooda?
Post by: SomaliDoc on February 02, 2016, 03:12:54 PM
Kuuska ma wax adag uu lafta heystaa?
Mise waa wax gudaha feeraha ka soo uskamay oo lafta soo riixayo?
Mise waa hilibka kore oo wuu jilcan yahay?

Si loo kala ogaado, fadlan la xiriir dhakhtar cudurrada guud, si uu kuugu kala saaro, kadib isagaa kuu xawilo doono dhakhtarka aad u baahan tahay.