Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Naawila Husein on April 08, 2016, 11:46:06 PM

Title: Su'aal: Haweenka markuu dhiig kuu bato?
Post by: Naawila Husein on April 08, 2016, 11:46:06 PM
waa maxey xanuunka ku dhaca haweenka markuu dhiig kuu bato ee uu xadkiisa dhaafo ee loo yaqaano dhabarfuran,maxaase sababa...shukran lakum calaa xusnil ijaaba
Title: Re: Su'aal: Haweenka markuu dhiig kuu bato?
Post by: SomaliDoc on April 24, 2016, 01:45:35 PM
Halkaan ka akhriso waxa sababo iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4157.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4157.0)