Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Raanow on March 01, 2018, 10:15:27 PM

Title: Su'aal: Kalyaha ma yaraan karaan size kooda?
Post by: Raanow on March 01, 2018, 10:15:27 PM
Asc Dr. Labada kalyood ma yaraan karaan ?
Title: Re: Su'aal: Kalyaha ma yaraan karaan size kooda?
Post by: SomaliDoc on December 15, 2018, 10:49:13 PM
Kalyaha haday howlgabaan way shuuqaan, cabbirkoodane wuu yaraadaa, waxaana loo yaqaanaa "renal atrophy" waxaa badanaa lagu arkaa dadka kilyaha laga dhaqo iyo dadka kilyahooda sidii la rabay aysan u shaqeyneyn sida dadka macaanka aan kontaroolnayn qaba.