Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdul0513 on March 16, 2018, 06:57:48 PM

Title: Su'aal: Caruurta kadis u dhimato markii xabadka loo jiifiyo?
Post by: Abdul0513 on March 16, 2018, 06:57:48 PM
Waxaan jeclaan lahaa xiriirka ka dhexeeya  cudurka SIDS ( Sudden Infant Death Syndrome) iyo Ilmaha sanad iyo wixii ka hooseeya markii waqti badan xabad- xabad loo seexiyo? Waxaan maqlay in ilmaha bilaha jira haddii  sidaa loo seexiyo at halis ugu jiraan SIDS.
Title: Re: Su'aal: Caruurta kadis u dhimato markii xabadka loo jiifiyo?
Post by: SomaliDoc on December 22, 2018, 09:47:11 PM
Cilladaan muddo 10 sano laga joogo ayaan ka hadalnay ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1477.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1477.0)
Waana khalad cunug aan isgadis gaarin ama isgadin karin in xabad-xabad loo jiifiyo, naqaska ayaa ku ceshoomi karo.