Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jamaal on March 15, 2013, 08:21:20 AM

Title: Su'aal: Madax xanuun...Wareer saayida?
Post by: Jamaal on March 15, 2013, 08:21:20 AM
26yrs jamal....dr waxaan qabaa madax xanuun saa id ah waxa weheliya wareer mudo 3 bilood  ah buu ihayaa hada dhaqtar markaan utgy ee madaxa layga sary scan waxaa laygu dhahy infection ba madaxa kaaga jirra xanunlu hore iigumiu dhicin infection ku wXuu kujiraa bay dheheen dhaqaatiirtu sanka dhinacyadisa iyovinta suniyaha kasaraysa ...markaa waxyalauan isku arkaybaa waxay yihiin ..isbedel araga ah.lalabo ama matag.wareer iyo darbad ama xanuun wada socda...inta dhagaha kasataysa o igaraacaysa saa id weliba.xarijimo i horyaAAci jiry ka hor intii aanu isoo ridan xanuunku. Xaakadaan tufaayo ooisbadashy kahor intanuu isoo ridan...hadaba waxyalaha kicinaya  waxaa kamida sigaarka markaan cabo qamriga culus markan cabo.baska aan raaco.ama aa lugeeyo ilaa xogaaaa .....
waxaan necebhy ilaysla nalka ama cadceeda buuqa.. ok markaa dhaxtarku waxuu ii qory kiniin antibiotic  ah oo aan hada wada mudo 3 week  ah iyo kinin xumad jebin ah alxamdullilah wazaad modaa xanuunkiii inuu hoos udhac wayni kuyimi sida araga oo sooficnaady wareerkii badna oo yaraaday xumadii  oo yarty ok markaa xanunkii wa igusijiraa ....ma ubaanahy qalin mise kininkan siwadaa?
Se hadaan ka raysto malaga yabaa inuu soo noqdo?
Title: Re: Su'aal: Madax xanuun...Wareer saayida?
Post by: SomaliDoc on April 16, 2013, 02:03:21 PM
Dhakhtarka taladiisa qaado, haduu xanuunka kugu soo laabto in uu soo laabtane way u badan tahay haddii caabuq galay jeebabka sanka uu yahay, haddii daawada takhtarka kuu qoray aadan sideeda u qaadan waqtigii loogu tala galayne ku dhamaynin.

Talo ahaan waxaan kuu sheegayaa in aad joojisid cabidda sigaarka iyo khamriga, nin dhalinyaro ayaa tahay, caafimaadkaaga aad ayay u saamaynaysaa, difaaca jirkaaga ayay hoos u dhigaysaa, waxaan u nuglaanaysaa cudurada inay kugu soo laalaabtaan sida infakshanka.

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan qeybaha madax xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html)