Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed Sharif on June 18, 2016, 03:33:12 PM

Title: Su'aal: Hooyaday ayaa waxay leedahay xanuunka glaucoma?
Post by: Ahmed Sharif on June 18, 2016, 03:33:12 PM
hooyaday ayaa waxay leedahay xanuunka glaucoma mudo dheer waxayna qaadataa dawada timilol hadaba doctor hooyo masoomi kartaa maadaamoon uga cabsanay inay sii daciifto aragtida soonka awgiis
Title: Re: Su'aal: Hooyaday ayaa waxay leedahay xanuunka glaucoma?
Post by: SomaliDoc on July 16, 2016, 02:01:00 PM
Warbixinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1410.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1410.0)