Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdii on November 19, 2017, 06:30:35 PM

Title: Su'aal: Teabag ma leedahay side effects?
Post by: Abdii on November 19, 2017, 06:30:35 PM
A.sc
Dr suasheydi waxay ku sabsantahay
Tea bag
Side effets ma leedahay
Shukran
Mhahadsanid
Title: Re: Su'aal: Teabag ma leedahay side effects?
Post by: SomaliDoc on November 27, 2018, 06:37:26 PM
Haddii aad ula jeedid warqadda miraha shaaha ku jiraan ee koobka lagu rido markii shaaha lagu shubayo si loogu walaaqo, way kala duwan yihiin.
Waxaa jira kuwa ka samaysan maadada nylon-ka ama laastikada, kuwaas caafimaadka ayay u daran yihiin wayna ku dhex milmaan shaaha kulul sidaa darteed waxaa haboon in caleenta aad si toos ah ugu shubatid shaaha haddii aad warqadda ka shakkisay.