Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nin weyn on January 28, 2018, 01:14:17 PM
-
Waxaan rabaa talo waxaan ahay wiil dhalinyaro ah guurna aan awoodin. waxaan caadeysatay caado xun seegada ayaan iska goyn kari waayay waxaan isku arkay in biyo yar iga yimaadaan iyado aan wax dareen ah jirin marka Dr maxaan sameeya se sideen isku daaweeya talo isii
mahadsanid Dr
-
Fadlan dhibka siigada iyo waxaad samayn lahayd ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0)