Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Towfiiq on February 26, 2010, 10:46:08 PM

Title: Su'aal: Waa maxay Eernada Xaniinyaha?
Post by: Towfiiq on February 26, 2010, 10:46:08 PM
Eernada xaniinyaha ama qeybta hoose gasha bal inoo faah faahiya. mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Waa maxay Eernada Xaniinyaha?
Post by: SomaliDoc on May 16, 2010, 09:29:08 PM
Cashir ku saabsan eernada xaniinyaha ama waxa loo yaqaano SHEELADA, halkaan ka dagso.
http://somalimedicalcharity.org/resources/Eernada.pdf (http://somalimedicalcharity.org/resources/Eernada.pdf)