Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Farhaamoo on October 13, 2016, 01:24:35 PM

Title: Su'aal: dhinaca bidix oo dhanka wadna xigta?
Post by: Farhaamoo on October 13, 2016, 01:24:35 PM
Haddii dhinaca bidix oo dhanka wadna xigta loo seexdo caafimaad ahaan dhib ma keenaysaa
Title: Re: Su'aal: dhinaca bidix oo dhanka wadna xigta?
Post by: SomaliDoc on October 13, 2016, 01:25:59 PM
Maya, wax dhib ah ma keenayo haddii aad u seexatid dhinaca wadnaha, laakiin haddii ay jirto cillad aad isku ogtahay oo uu dhakhtarka kugula taliyay in aadan u jiifan dhiancaas, isagaa waydiinaysaa sababta.